BREAKING NEWS

Aqalka Sare oo Guddi u Magacaabay Weerarkii Lagu Qaaday Hoyga Sanator Qeybdiid (DAAWO VIDEO)

Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Gudi U Saaray Baadhitaanka Weerarada Lagu Qaaday Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Aqalka Sare.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top