BREAKING NEWS

Daawo Booliska California oo 22-jir aan Hubeysneyn Toogtay ayeydiis oo daaqad ka daawaneysa

Booliska magaalada Sacramento ee gobolka California ayaa waxaa ay dhowaan 20 xabadood ku dhufteen 22-jir madow ah kaas oo aan hubeysneyn balse looga shakiyay in uu u dhacay guryo daris la ahaa gurigoodo.

Ayeydii oo daawaneysa ayaa xabadaha lala dhacay.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top