BREAKING NEWS

DAAWO:-Dhacdooyin Gunnimo ah isla markaana ka baxsan Diinta iyo dhaqanka islaamka oo Hargeysa kasoo baxay..

Ciidamadda amaanka ee magaalada Hargeysa aya gacanta kusoo dhigay dhalinyaro habeenadii lasoo dhaafay ka waday gudaha magaalada Hargyesa arrin dhaqan xumop weyn iyo gunimo weyn ku ah dhaanka iyo diinta islaamka,sidoo kalena ceebo waa weyn oo aan loo dul qaadan karin iska soo duubayey.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Dhalinyaradan ayaa waxaa ay sameynayeen iyaga oo koox koox iskula socda isla markaana ku kala aar gudanaya qaab dhaqan xuma ah kadib markii iyagoo qayb ah ay mid kamida kuwii ay is hayen ku amreen in uu Lugaha ka dhunkado arrintaas oo aad loogu hadal hayay Baraha Bulshada Maalmihii lasoo dhaafay.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top