BREAKING NEWS

Magaalada Muqdisho oo Noqotay Kawaanka Dadka & Shacabka oo Caado Isaga Noqtay Dhimashada (DAAWO VIDEO)

Waxaa sii kordhaya marxaladaha dhowrka ah ee qataraha gelinaya nolosha shaqsiga kunool magaalada Muqdisho,kuwaasi oo u badan dhinaca amaanka.

Marxaladaha ama xaaladaha adag ee haatan magaalada Muqdisho ka jira waxaa ka mid ah dilalka qorsheysan ee kooxaha bastooladleyda ay geysanayaan iyo Qaraxyada gaariga laga soo buuxiyay ee Shacabka Muqdisho ay u nugul yihiin,intaasi waxaa u sii dheer qataro kale oo hadda soo kordhay oo ah in la sun lagu buufiyo Haweenka nadaafada ka shaqeynaya iyo in cirbad lagu duro Wiilasha dhalinyarada ee Bajaaleyda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top