BREAKING NEWS

Daawo 15 Saxafi Oo Maanta Tababar Loogu Soo Gabagabeeyay Degmada Widhwidh G- Cayn

Maata Ayaa Lasoo Gabagabeeyay Tababar Socday Mudo 3 Maalmood Ah Waxaana Tababarkaasi Binayey Ururka Suxufiyiinta Widhwidh (WIDJA) Kaasi Oo Ay Maalgalinayeen Ganacsatada Widhwidh

Munaasibadii Xidhitaanka Tababarka Waxaa Kasoo Qayb Galay Bulshada Degmada Yagoona Dhamaan Soodhaweeyay Suxufiyiinta Sheegayna In Ay Lashaqaynayaan Sigaarana Ugu Mahad Celiyey Macalin Faysal Jaamac Aadan Oo Isagu Tababarkan Bixinayey.



Wariye Sakariye Waddani
WIDHWIDH

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top