BREAKING NEWS

Guddoonka Baarlamaanka oo Shaaciyay Xilliga laga doodayo Mooshinka Jawaari

Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa shaaca ka qaaday in 31 bishan uu qabsoomi doono kulanka looga doodayo Mooshinka Guddoomiye Jawaari laga keenay.

Waxaa uu sheegay in kulankaasi uu ka dhici doono xarunta Golaha Shacabka, islamarkaana waxaa uu xildhibaanada ka codsaday in ay soo xaadiraanblank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top