BREAKING NEWS

Shacabka Muqdisho oo ka hadlay arinta Beladxaawo.{Dhagayso}

Shacabka ku nool magaalada Muqdisho oo aan maanta makarafoonka la dhax qaadnay ayaa aragtidooda ka dhiibtay sida ay u arkaan xiisada sii dheeraaneysa ee ka taagan degmada Beladxaawo ee gobolka Gedo.

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top