Waxaa maanta magaalada boorama xarunta gobolka awdal ka dhacay mudaharaad ay dhigen shacabka gobolkaasi saganai.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ujeedka mudaharaadkan ayaa ah sixir barar baaxad leh oo hadheeyay gobolkaasi islamarkaana waxaa ay sheegen in dadku ku dhow yihiin bakhti islamarkaana aanba la jari karin hal shay.
Goobihii ganacsiga ayaa sidoo kale la xidhay magaalada borama.