BREAKING NEWS

DEG DEG:-Dowladda Soomaaliya oo war saxaafadeed ka soo saartay Xiisadda Baled-xaawo-Akhriso

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa War saxaafadeed ka soo saaray xaalada ka taagan Beledxaawo iyo Darbiga ay Kenya ka dhiseyso.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo arrinta darbiga Kenya dhiseyso uu saddex kala hadlay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Labada Madaxweyne ayaa isku afgartay in la joojiyo dhismaha Darbiga iyo in la sameeyo Guddi wadaag oo labada dhinac.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top