BREAKING NEWS

Loolankii Ugu Xooganaa oo Ka Socda Magaalada Boosaaso.{Dhagayso}

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa maalmihii ugu dambeeyey siweyn looga dareemayaa loolanka loogu jiro kamid noqoshada golaha deegaanka degmada Boosaaso iyo u tartamidda duqa degmada Boosaso iyo ku-xigeenkiisa

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top