Maamulka Puntland ayaa sheegay inay deegaanada Puntland ka shaqeeyaan hay,ada badan oo qaarkood aysan waxba ka qaban deegaanada marka laga reebo inay is diiwaan gashanaan.
HALKAN KA DHAGAYSO
Agaasimaha Waaxda deeqa dawlada Puntland Maxamed Cali ayaa xili uu shalay ka hadlayey kulan looga hadlayey Hormarinta degmooyinka oo ka furmay Garowe wuxuu sheegay 626 Hay,adood oo ka shaqeeya Puntland ay si rasmi ah shaqadooda u gutaan 50 Hay,adood oo kaliya.