BREAKING NEWS

Qarax Ka Dhacay Muqdisho & Inta Mooshinka oo Hoy u Noqotay Qaraxyo

War goordhow soo gaaray Warbaahinta Xarunta Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in qarax khasaaro dhaliyey uu ka dhacay Xaafada Odweyne oo ka tirsan degmada deeyniile ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa gaari,isla markaana uu ku qarxay xaafada,Odweyne ee degmada Deeyniile sida ay dadka xaafadaas inoo xaqiijiyeen.

Gawaarida gurmadka deg dega ah iyo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa Goobta gaaray,kuwaas oo gurmad u sameynaya dadkii ku waxyeeloobay qaraxaas.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top