BREAKING NEWS

Taliye guhaad”kenya dhulkii soomaaliya ayey xoog ku qabsatay wax halaga qabto”{Dhagayso}

Taliyaha ciidanka goblka Gedo ee Soomaaliayaa Guhaad Maxamuud Macalin Cumar ayaa sheegay in Kenya ay usoo badheedhaay boob ay ku hayso dhulka umaada soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay

HALKAN KA DHAGAYSO

Taliyayaha ayaa sheegay in kastamkii ku yaalay degmada Beledxaawo iyo saldhigii ciidanka ay burburiyeen ciidanka Kenya asgoona eedeeyay ciidanka Jubbaland

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top