BREAKING NEWS

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo beeniyey qoraal lagu faafiyey baraha bulshada.{Dhagayso}

Wasiirka Wasarada Warfaafinta Dowlada Puntland Cabdi Cali Xirsi Qarjab ayaa cambaareeyey Qoraal baraha bulshada lagu faafiyay iyada oo la adeegsanahyo ciwaan lagu samaystay magaciisa iyo sawirkiisaba.

HALKAN KA DHAGAYSO

Qoraalkaas lagu been abuuray ayaa waxa uu kusaabsanaa in uu wasiirku kudhawaaqay musharax u taagan xilka madaxtinimada dowlada punytland sanadka 2019 sidoo kalana lagu gafay madaxwaynaha dowlada puntland abdiwali maxamed ali gaas.

Wasiirka ayaa qoraalkaasi waxa uu kutilmaamay mid beeen abuur ah oo uusan waxba kala socon ayna tahay arin gaf ah waxaa kale oo uu sheegay in uu xaq u leeyahay in uu isku soo sharaxo xilka madaxwayninimo ee puntland marka lagaaro xiligeeda.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top