BREAKING NEWS

Yaa Dacay Ama Sababay In Kenya Derbi Kadhisato Beledxaawo.{Dhagayso}

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo katirsan mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya ayaa waraysi uu siiyey Radio Garoowe waxa uu kaga hadlay xuduudka Soomaaliya ka dhisayo degmada Belexaawo ee xuduudka Soomaaliya iyo Kenya iyo gaabiska dowladda Soomaaliya.

HALKAN KA DAGAYSO

Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay in xilligii uu ahaa gudoomiye ku-xigeenka gudiga arrimaha dibadda ay booqdeen degmadaasi arrimeheedana ay kala hadleen dalalka deriska ah iyo jaamacadda Carabta haseyeeshee ilaa hadda aan wax laga qaban.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top