Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatooyin uu sheegay in ay xiligan haystaan Maxaabiista la xukumay oo ay Gacanta ku heyso dowladda Federaalka Soomaaliya.
HALKAN KA DHAGAYSO
Waxa uu sheegay in waxyaabaha uu arkay waqtiagan ay qeyb ka tahay in dadka markii la xukumo la waayo Xabsi lagu xiro taasina ay keeneyso in guryahooda loo diro sida uu hadalka u dhigay.