BREAKING NEWS

DP World oo Dowlada Soomaliya Dhagjaqal U Siin & DP Soo Dhamaysay Bakhaaradii Shixnada Loo Dhigi Lahaa Itoobiya (DAAWO SAWIRADA)

Madaxa Shirkada DP World ee Soomaaliland ayaa Maanta waxa uu kormeer ku tagay halka laga dhisayo Bakhaarada ay Itoobiya ku keydsaneyso Shixnadaha uga soo dega Dekada Bebera.

Kormeerka ayaa waxaa ku wehlinayey maareeyaha Dekada Magaalada Berbera,waxana Bakhaaradaas laga dhisayaa ama ay ku yaallaan magaalada Wajaale ee Xuduudka Ethiopia iyo Somaliland.

Ethiopia ayaa dhawaan saami dhan 19% ku yeelatay maalgashiga Dekedda magaalada Berbera,iyada oo heshiiskii Saddezxx geesoodka ahaa ee dhex maray Soomaaliland, Itoobiya iyo Shirkada DP World uu xiisad ka dhex dhaliyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland.
blank

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top