Dowlada Qadar ayaa qaaday talaab o aan horay loo arag kadib markii ay heshiis maalagashi ah la gashay dowladda Suudaan ayna heshiiska dhigayaa in maamulka Deskada loo kala qayb saday 51% Sudan halka ay 49% ay Qadar qaatay oo galinaysa maal dhan 4 Bilyan oo dolorka, waana sida sharciga aduunku dhigayo. Dowladda Imaaraadka ayaa dhabar jab xoogan ku noqotay, iyada oo tani dhigayso in Qadar ay raacayso sharciga dowladdaha ka jira.
HALKAN KA DAAWO VIDEO