BREAKING NEWS

Shaqaalihii Hawada Soomaaliya Ee Mudada Ku Shaqeynayey Kenya Oo Muqdisho Soo Gaaray{Dhagayso+Daawo}

Waxaa maanta magaalada muqdisho soo gaaray shaqaalihii ka shaqeynayey arimaha hawada soomaaliya kuwaasoo muddo ka badan 20 sano ku howlgalayey gudaha dalka kenya.

HALKAN KA DHAGAYSO

Arintan ayaa ku soo aadeysa xili dhawaan dowlada soomaaliya ay la wareegtay maamulka Hawadeeda,waxana arintaasi talaabo hididiilo leh ku tilmaamay wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top