Khilaafka u dhaxeeya Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maalinba maalinta ka danbeysa sii xoogeysanaya,waxaana Xiisada laga dareemayaa guud ahaan dalka Soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VEDIO
Guddoomiye Jawaari ayaa ku adkeysanaya In mooshinka laga gudbiyay la horgeeyo Golaha Shacabk,islamarkaana cod loo qaado uuna ku qanacsan yahay natiijada ka soo baxda.
Warbixintaan ayaa diirada waxay saareysa halka uu ka soo bilowday Khilaafka iyo ugu danbeyn halka ay saldhigan doonto.