BREAKING NEWS

Guddoomiye hore barlamanka puntland oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee xiligan ka jira muqdisho{Dhagayso}

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka puntland Siciid xasan Shire ayaa nasiib darro ku tilmaamay khilaaf madaxda Somalida ee ka aloosan Muqdisho, xilli dalal badani u kala tartamayaan sidii ay Somaliya u bililiqaysan lahaayeen.

HALKAN KA DHAGAYSO

Siciid xasan Shire oo muddo 10 sano ka badan ka mid ahaa goleyaasha baarlamaanka iyo xukuumadda ee xilligii dawladihii KMG ahaa ayaa sheegay in inta badan khilaafka madaxda Federaalku uu salka ku hayo dano gaar ah, ayna tahay intaas laga gudbo oo loo guntado danta guud.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top