BREAKING NEWS

Guddoomiye Jawaari ”Khayre waa nin fiican oo shaqo yaqaan ah”{VIDEO}

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa caawa shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa, wuxuuna ka hadlay xaalado badan oo la xiriira Mooshinka laga keenay, khilaafka siyaasadeed ee dalka iyo arrimo kale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top