BREAKING NEWS

Safiirkii Mareykanka ee Kenya Fadhiyay oo la Baddalay Maxay tahay sababtu?

Safiirkii Mareykanka ee Kenya fadhiyay oo la baddalay Robert Godec ayaa waxaa nin kale ku baddalay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Sanatarka Illinois ayaa lagu baddalayaa ayadoo bayaan isku baddalida labada nin ah uu soo baxay. Safiirka cusub ayaa waxaa noqonaya Kyle McCarter.

Godec ayaa aqbalay xilka laga qaaday wuxuuna sheegay in intii uu ahaa safiirka uu wanaagsanaaday xiriirka u dhexeeya labada dal ee Kenya iyo Mareykanka.

Safiirka Cusub ninka noqonaya, Kyle McCarter Godec ayaa noqday safiirka Mareykanka ee Kenya sanadkii 2012.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top