Guddigii Aqalka sare ee loo xil saaray xalinta Khilaadka Mooshinka Jawaari ayaa maanta la kala diray iyadoo saddex ka mid ahna ay is casileen.
Wararka qaar ayaa sheegaya iney ku guuleysan waayeen xalinta Khilaafka,islamarkaana ay garteen iney Arrintaan faraha kala baxaan oo ay is casilaan qaarkoodna la kala diro.