Taliska ciidanka qaranka soomalia gaar ahaan ciidanka booliska soomaaliya ayaa mar culus dul dhigay xildhibaanada barlamaanka soomaaliya oo saacadaha inagu soo aadan wajaha codeen lagu kala calaf qadaayo oo loo qadaayo gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya jawaari.