Ururka Dhalinyarada Horumarinta Degmada Widhwidh Ee G Cayn Ayaa Waxay Maanta Bilaabeen Olele Nadaafadeed Oo Ay Kunadiifinayaa Degmada Gaar Ahaana Goobaha Biyo mareenada Iyo Goobaha Qashanka Lageeyo.
Dhalinyaradan Ayaa Yagu Iskood Isu Abaabulay Waxayna Mudadan Kashaqay Nayeen Horumarinta Degmada Widhwidh Yagoona Dadka Degmada Widhwidh Kacod Saday In Ay Kala Shaqeeyaan Horumarka Degmada Siguud
Wariye Sakariye Waddani
WIDHWIDH NEWS