BREAKING NEWS

Xildhibaan Fiqi “Madaxweyne Farmaajo Wuxuu Gaashaandhigga u Tegay in uu Dalka Xoog Ku Qabsado” (DHAGAYSO)

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa weerarka dhinaca afka ah waxa uu ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Shaqooyinkiisii u wareejiyey Xarunta Gaashaandhigga Soomaliya.

Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uusan ilaa iyo hadda soo dhex gelin khilaafka ka dhexjira Golaha Shacabka,isla markaana uu yahay qof wax ka og sida uu hadalka u dhigay xildhibaankan ka tirsan barlamanka soomaaliya.

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top