Waxuuu ku bilaabay waxaan qaylo dhaan u dirayaan kuwii aanu la heshiiyay ee Dawladaha jaarka ah, IGAD iyo caalamka kaleba siiba Imaaraadka, waxanu u sheegaynaa faro-gelinta dawladda Soomaliya ee mashaariida Berbera iyo Somaliland waa weerar cad, waana faro-gelin, umana dulqaadan karno” madaxweyne maamulka Muuse Biixi. Waxa kale uu si hoose ugu hadlay inuu doonayo in MD Farmaajo uu soo celiyo xidh-xiidhka, ayna wada shaqayn karaan ka dowladda ahaan.