Xildhibaano, wasiiro iyo saraakiil katirsan ciidanka difaaca Puntland oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa deegaanka Godqaboob ee duleedka Tukaraq ayaa maanta waxa ay kormeereen cirifyada ugu shisheeya ee ciidanka Puntland.
Mas’uuliyiinta ayaa waxa ay kooreen buuro gaagaaban oo kuyaal agagaarka Godqaboobe, waxaana ay saraakiisha hogaaminaysa ciidanka mid mid u waydiinayeen xaaladda ciidanka.