BREAKING NEWS

Diyaarad Sida Maxaabiis Oo Ka Dagtay Hargeisa iyo Maxaabiista Oo Mahad calisay Dawlada somalia{VIDEO}

Dawlada Fadaraalka soomaaliya ayaa magaalada hargeisa maanta diyaarad u saartay tiro maxabiis ah oo dhawaan dawlada soomaaliya ka soo deeysay iyagoo mudo sanado ah ku xidhan dalka Liibiya islamarkaana gacanta ugu jiray kooxda dadka tahriibisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top