Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajacuun Geeridu waa xaq, Anaka oo ah Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Imaaraadka (Abudhabi) Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u direynaa ENG CALI XAAJI CIGE oo Hooyadii marxuumad ( XAAJIYO ASLI CILMI SAMATAR ku geeriyootey maanta magaalada Manchester ee waddankaas Ingriiska. Af-hayeenka Jaaliyada Imaaraadka Carabta Rashiid Diyaariye oo isaga ka warbixinaya Tacsidan hoose Ka Dhagayso. inna
Maamulka Warbaahinta WIDHWIDH ONLINE iyo shaqaaleeda ayaa tacsi gaar ah u diyarayaan qoyskii iyo qaraabadii ay geerdii naxdinta lahayd ku timid Reer Xaji Cige, ay ugu horayso Hodan Xaaji Cige iyo Eng Cali Xaaji Cige in hooyadood XAAJIYO ASLI CILMI SAMATAR in Illaahay janno fardows ka waraabiyo. Aamiin Aaamin