BREAKING NEWS

Maxaa Ka Jira In Dowladda Imaaraadka Carabta Hubeysay Al-shabaab & Lacagtii Ugu Badnayd Ay Heleen (XOG CULUS)

Xog aan si hoose u helnay ayaa waxay sheegeysaa in dowladda Imaaraadka Carabta ay bishii lasoo dhaafay si adag u hubeysay maleeshiyaadka Al-shabaab ee ka dagaallama gudaha dalka.

Xubno ka socday dowladda Imaaraadka ayaa naloo xaqiijiyey in dalka ay keeneen Malaayiin doolar oo la siiyey Al-shabaab, sidoo kale doonto ayaa dhul xeebeed ku yaalla Jubada Hoose keenay hub badan oo loo waday Al-shabaab.

Al-shabaab ayaa markii ay hubkan iyo lacagta ka heleen dowladda Imaaraadka waxa ay xoojiyeen dagaallada iyo weerarada ka dhanka ah DFS iyo AMISOM.

Ulajeedka Imaaraadku ka leeyahay hubkan ayaa ah sida naloo sheegay in aanu xasilin Soomaaliya oo maalin walbo xaaladeeda kasii darto.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top