BREAKING NEWS

Dhacdo aragagax leh Hooyo Gabadheedii qalatay iyo wararka ka imaanaya Gobalka Hiiraan(Video)

Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan Waxaa ka Dhacday Dhacdo Ugub ah kadib Markii Haweenay Hooyo ay Qalatay ama ay Cuntay Gabadheedii Xili la Sheegay in Hooyadu Madaxa ka Jiranayd.

Shacabka Magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan ayaa arrintan ku Tilaamay mid Argagax leh Waxaana Arrintan Maalmihii ugu Danbeeyey Laga Hadal hayey Gobolka Hiiraan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top