BREAKING NEWS

Maamulka Muuse Biixi oo Ka Dartay & Shacabkii Soomaliyeed Hargaysa Laga Celinayo + Itoobiyaan Waxba La Waydiinayn

Xaawlada Maamulka Muuse Biixi ayaa ah inuu cadaabo dadka shacabka ah ee Soomaliyeed kadib dagaalkii hawada oo looga adkaaday, kaliya waxuu sameeyay inuu yidhaahdo soo qaata Passortka Soomaliya si aan dalk ku gal idiin ku samayno. Arinka ayaa mid fool xun ah. Maamulka Muuse Biix ayaa ku dhaqaaqay dhaqan xumadii tii ugu xumayd abid lagu kaco.

Dagaalka lagu qaaday shacabka Soomaliyeed ayaa mid aan loo dulqaadan doonin. Waxaana gabi ahaaba la joojin doonaa Fly Dubia, Al-carabiya iyo Itoobiya Airline oo uu iska dhaadhiciyay inuu dowladda ku yahay diyaaradahaas.

Maalmaha soo socda waxaa gabi ahaaba la xidhi doonaa Madaarka Hargaysa oo dhan, sidii dowladdii Xasan Sheekh samaysay kadib qayladii ka soo baxday ay fureen xuduudaha laga galo iyo kan madaarada ah.

Maamulka Rajiimka ah ee Muuse Biixi waxuu doonayaa inuu isku dhufta dadka walaala ah ee dowladda kaliya leh DF ah. Markii meelkasta laga soo xidhay ayaa waxuu bilaabay inuu dadkii Hargaysa dagnaa ku amaray in laga saaro guud ahaa deegaankaas, hadii kale ay soo qaataan Passorka dalka Soomaliya. Waxay shacabkii ku amareen inay tagaan Xafiiska Itoobiya ku leeyahay Hargaysa si waraaqo looga soo sameeyo Itoobiy ah. Tani waxay u muuqtaa gabal dhicii Maamulka Muuse Biixi.

Isku soo wada duubow Maamulka Waxaa samaystay oo kaliya Beesha Isaaq. Waxaana hubaal ah in Wasargali,Gudibiirsay, Dhulbahante aysan waxba ka dhisan maamulka tuugada ah ee u soo tafa xaytay inay Itoobiya iyo Imaaraad ay gudaha soo gashadaan, Soomalida caydhiyaan

WIDHWIDH ONLINE LA SOCO MARKASTA

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top