Magaalada Laascaanood Waxay Soomaliland Ku Haysata Xoog Iyo Cago Juglayn mana Jirto Cid ka Hadli karta Dhibaatada Uu Maamulkaasi Ku hayo,tan Iyo Intii Soomaliland Gacanta Ku Dhigtay Laascaanood Waxa Kusoo badanaya Dilalka Oo Aysan Waxba Ka qaban Soomaliland.
Mar Marna waxa Magaalada La Sheegay Inay Hoy u tahay Kooxda Shabaab ee Soomaliland Ka Imanaysa oo soo Marta oo Aysan waxba Ka Qaban Soomaliland 5 sano ugu danbeeyey Madama Shabaab Hargaysa Laga Soo Diro Sida Dadka Qaar qabaan.
Waxa Laascaanood Laga Uruuriyey In xataa Mindi Qofku Magaalada ku Dhex Qaadan karo Ama Toorey,Hadana waxa ka Dhacay Dilal badan Kuwaasi oo Soomaliland Aysan Waxba Ka qaban,Iyadoona Hubka Magaalada Qofkasta Laha asoomaliland si Xoog Guryaha Ugala Baxaan Maalin kasta Hadana dhacdooyin badan Ayaa ka Dhacay.
Soomaliland Ayaa Lagu tuhmaya Inay Laascaanood U tahay Halka Marinka U Ah Dhibaatada Deegaanka Ku hayaan oo Inta Badan Maamulkii Sool Laga Soo magacabayo Hargeysa Nin Hargeysa Ka Imaaday Gudoomiye Looga Dhigay
Lakiin nin Soolka Imaaday Hargeysa Maxa Looga Dhigi waayey Ayey dadka Badan Kooda la Yaabaan.
Dhacdada Ugu danbeysay waa Dhalinyaro Riwaayado ka sameyey maamul xumida Laascaanood Oo xabsiga La Dhigay 24 saac ee Ugu Danbeeyey.
Hadaba Iyadoo Sidaasi Jirto hadana ma Jiro Qof ka hadli kara Dhibaatada Mamaulkaasi Leeyahay Iyo Siyaasad Xumida Soomaliland,halka Maalin kasta Haegeysa iyo Burco Laga Qeyliyo Cadaalad darada Laascaanood Ninka Jooga Kama hadli karo haduu Arko cadaalad darada Baahsan iyo Maamul Xumida.
20 sano Ayey Soomaliland ka Qeylinaysaa Siyaasd barre Allah ha U Naxariste oo ka Hortagayey Bur Burka Soomaaliya Iyaguna Sabab u Ahayeen Wixii Soomaaliya Soo martay 20 sano sababteeda waxa iska Leh Beesha Isaaq Wayna Ku Fanaan Cidina Maxkamad masoo taagto.
dadka Qaarna Waxayba Aamin san yahiin inay Soomaliland Doonayso Sida Looga Tir Tiri lahaa Deegaankaasi Beesha darood oo 20 sano kadib loosoo Dejin lahaa Beesha Isaaq,Hore Soomaali kama Dhacin Beel Xoog Beel kale Ku Doonaysa Inay Ku Qabsato.