Websiti laga leeyahay dalka Indonesia ayaa warbixin iyo sawiro ka soo qaaday hablo soomaaliyeed oo ku dayacan wadankaasi gaar ahaan magaalada Jakarta.
Gabadhan waxay ku dhibataysanyihiin Magalada Jakarta Ee Dalka Indonesia .habeenkii banaanada ayay seexdaan wax ay cunaan ma haystaan guri warkiisa daa.