Xildhibaan Dheeg Oo Si Adag Uga Hadlay Sixir Bararaka Aafeyay Somalilnd Runtana U Sheegay Muuse Biixi, waxuuna sheegay in Itoobiya ay rabto Dolor, marka kale ay ka qaadayaan Bir iyo Somaliland ka bixiyaan iyagana dolor Raadinayaan. Dadkii Waa Baqtiyay oo 6 bilood hilib ma cunin Muuse Biixiyow, Waa Guul daro wayn sida aad wax u wadid.
HOOSE KA DAAWO RUNTA KA SOO BAXAYSA DADKA WAA WAYN