BREAKING NEWS

Abaanduulaha Ciidanka Oo Ka Hadlay Weerarkii ay Shabaab ku Qaadeen Buulo Mareer (DHAGAYSO)

Abaanduulaha CIidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed General Cabdulaahi Cali Caanood ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyey Weerarkii ururka al shabaab ay ku qaadeen fariisimo ay ciidamada dowlada Iyo Kuwa AMISOM ku lahaayeen Deegaanada Buulo Mareer Iyo Golweyn oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose,waxana uu tafaasiil ka bixiyey qaabka uu weerarkani ku bilawday.

HALKAN KA DHAGAYSO

Ugu danbeyntii abaanduulaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay warbaahinta ugu soo bandhigi doonaan meydadka rag uu sheegay in ay tirsanaayeen ururka al shabaab oo ay ku dileen weerarkaasi.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top