Magaalada kismaayo ee xarunta maamulka jubbaland waxaa ka dhacay kulan dhexmaray madaxweyne ku xigeenka maamulkaas maxamuud sayid aadan iyo gudiga golaha adeega garsoorka oo dhawaan uu soo dhisay madaxweynaha jubbaland axmed maxamed islaam axmed madoobe