Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah dhaqanka Puntland aya ka hadlay khilaafka cirka isku shareeray ee Barlamaanka Federaalka somaaliya,isago sheegay in uu yahay wax laga xumaado khilaafkas.
Dhinaca kale Boqorka ayaa baaq u diray beelo ay dirir ku salaysan aanooyin ay ku dhexmrtay ka deegaano katirsan goblka Bari, isagoona dhanka kalle baaq kasoo saaray khilaafka baarlamaanka Soomaaliya.