Sida ay noo xaqiijiyeen masuuliyiinta Cusbitaaalk magaalada Laascaanood Maydka Laba Ruux oo rag ah ayaa la gaadhsiiyey saaka subaxdinimadi hore Cusitaalka guud ee magaalada Laascaanood ,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mid ka mida Maydadkaasi ayaa la xaqiijiyey in uu isku dhex dal dalay mid ka mida xaafadaha magaalada Laascaanood ,
Halka Maydka kalena laga helay Togga Dur durka ee dhanka koonfureed ee magaalada Laascaanood .
Cawil Maxamed Daroor oo ka mida Hawl wadeenada Cusbitaalka guud ee magaalada Laascaanood ayaa Warbaahinta u xaqiijiyey
in maydadkaasi wali yaalliin Qaybta maydadka ee cusbitaalka magaalada .