Orodka Mini Marathon ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay dhalinyaro ka kala timid degmooyinka gobolka Banaadir.
Dhallinyarada ayaa masaafo dhowr Kiilo Mitir ah ordayay, waxaana uu kusoo dhamaaday si nabad ah.
Waa Talaabo cusub oo lagu hormarinayo ciyaaraha iyo dhalinyarada Muqdisho, waxaana tartankan goobjoog ka ahaa Halyayga Soomaaliyeed ee ciyaaraha Orodka Cabdi Bille.
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO