BREAKING NEWS

Dagaalkii Mooshinka oo Maraya Meeshii Ugu Halista Badnaa & 220 Xildhibaanka Isku Yimid (DAAWO VIDEO)

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in Xildhibaanada gaaraya 200 ay ka dalbanayaan inuu is casilo, isla markaana inta aan la jiidin uu is casilo.

Xildhibaanada Baarlamaanka ee mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa mar kale ugu baaqay inuu is casilo, kaddib kulan dhoolatus u muuqday oo ay maanta ku yeesheen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top