BREAKING NEWS

Mr Cadami oo “Yidhi Beeshaydu Waxay Tirsanaysa Dulmi Weyn” Markii uu Kursiga Waayay (DHAGAYSO)

Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa waraysi uu bixiyay ku sheegay beesha uu ka soo jeedo ay dulmi wayn ka tirsanayso maamulka muuse biixi.

Dhanka kale axmed xaaji cali cadami ayaa ka hadley heshiiskii soomaaliland iyo shirkada DP WORLD Xiligii uu ka mid ah golihii wasiirada Maamulkii siilaanyo.

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top