BREAKING NEWS

Sheekh Caan Ah Banaanka Keenay Sirta Sacuudiga iyo Imaaraadka{VIDEO}

Sheekh Saciid raage oo kamid ah culimada soomaaliyeed Gaar ahaan kuwa ugu caansan ayaa ka sheekeeyay Wada Sheekaysi dhexmaray isaga iyo Culimo Reer Sacuudi ah oo uga shekeeyay Sidii Soomaaliya u caawin jirtay Sacuudiga iyo imaaraadka maanta Isbiday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top