BREAKING NEWS

Wadooyinka Muqdisho oo Maanta Xidhan & Maxaa Soo Kordhay

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa wali xidhan,waxana socon wax gaadiid ah marka laga reebo kuwa ay wataan Madaxda Dowladda Soomaaliya.

Isgoysyada qaar ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay maraan,iyada oo dadka qaar ay lugeynayaan.

Wadooyinka xidhan waxaa ka mid ah Wadada Wadnaha oo ka xiran Isgoysyada Howlwadaag Iyo Tarabuunka halka Wadada Maka Al-Mukarama inteeda badan ay xiran tahay,iyo sidoo kale Wadada dhanka Isgoyska Jubbaland ilaa Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top