Waxaa indhawaale Heesatay caalamka hadal hayn aad u badan oo ah in muftiga Wadanka sucuudiga Uu xalaaleeyay heesaha.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaba Culimada Soomaaliyeed oo ka hadashay arrinkan waxaa ay sheegen aysan ilaa hada iyagu ka maqal muftiga sucuudiga muqaal cod uu ku leeyahay waxaan xalaaleeyay heesaha.
Sidoo kalana waxaa ay sheegen in Wax la xalaaleeyo iyo in wax la xaraatimeeyo aysan culimo awood u laheen islamarkaana kitaabka dib loogu laabto oo xalaalen iyo xaaratimeen ay tahay ta alle sheegay balse aanu wadaad waxna xaaran timeen karin waxna xalaalen karin.