Raiisul Wasaare ku xigenka Xukumadda Federaalka Somaaliya ayaa maanta kormeeray Wasaarada khayaradka iyo Biyaha ,isago la kulmay Masuuliyinta Wasaradaas.
Wasiirka khayardka iyo Biyaha Dowladda Federaalka ayaa uga mahadceliyaay mahdi booqashada uu ku tagay Wasaradas ,isago sheegay in howlaha wasaaradas si wanagsan u socdaan.