BREAKING NEWS

Salaad Cali Jeelle “Sheeko Cusub Keenay Xiisada Baarlamaanka” (DAAWO VIDEO QOSOLKA)

Salaad Cali Jeelle ayaa Arrin niyad jab ku ah ku tilmaamay Qaranimada Soomaaliya in Hub la isku qaato Xarunta Golaha Shacabka loona baahan yahay in Dowladda Soomaaliya sanadka 2020ka qabato doorasho cod iyo qof ah.

Sidoo kale,Salaad Cali Jeelle ayaa ka digay in dalka dib loo celiyo,islamarkaana la majaxaabiyo Horumarada laga sameeyay geedi socodka nabada iyo dhaqaalaha.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top