Maxamed Siciid Xirsi, oo kamid ahaa taliskii guud ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa la sheegay inuu isu soo sharaxay xilka madaxtinimada Puntland ee doorashada dhici doonta bilowga sanadka 2019.